![]() |
![]() ![]() |
![]() ![]() |
![]() |
Odhaahdii Jaamac Kediye Cilmi |
|
| Gabayga Asbuuca |
||
|
|
|
|
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
Buuga Cusub Ee Abwaan Xaaji Cali Adan(Cali Dhuux) Oo Qoritaankiisu aan hada ku jirno uruurintiisa ka qaybqaado waxii suugaan ama taariikh aad ka hayso halkan noogu soo dira Badow77@Hotmail.com Tunka la ima soo qaban wadaad
tiina dabadeede
Gobanimadu Waa Gacanta Iyo Wadnaha
Qabiltiyo nikaax
naagahaa, qaata meherkiiye
Mar hadii Tacshiiradi Dhacdo oo taagyaruhu liico
Gabayga, geeraarka iyo maansada idileed waxay kaydiyaan dhaqanka ummada.Waxaa loo xafidi jiray siyaabo kale duwan.Gabayada iyo Maansada kaleba waxaa loo adeegsadaa warfaafinta ummada marna lagu kiciyo marna lagu dejiyo si xoogana ula socota wakhtiga Gabaygu wuxuu ahaa kan ugu sarreeya.Maansada oo idil.Halgan Guji
Aw Jaamac Cumar Ciise:
Markii qarnigii 19naad gumaysiga reer yurub u tashaday in uu qaaradda Afrika qaybsado wadanka Soomaaliya waxa saancadaalihii kaga soo hagaagey Ingriis, Talyaani iyo Fransiis. Waxa iyana sida abgurida hoos galgalanysey oo dhul iyo bad ay toban qarni oo ka horeeyey awood u weydey hungri ka qabtay taliskii Xabashida. Talsikaasi wuxuu geed dheer iyo geed gaabanba u fuulay su dhulkaas ku hantiyi lahaa. Wuxuu guud ahaan xoogaggii reer galbeedka ee waqtigaas ku beerlaxowsanayey masiixi nimada iyo diinta laygu ciilay e ha la ii hiiliyo. Gaar ahaan wuxu naasnuujin qarsoon ka dalbaday dawladii Ruushka oo ay masiixinimada ka sokow wadaagaan “orthodox” nimada.Halkan Guji
Axmed
Faarax Cali(Idaajaa) Iyo Buugiisii ugu horeeyey ee Caleema saarkii
Garaad Jaamac Garaad Cali
Af-soomaaliga & warfidiyeenka maanta In kastoo aanu lahayn dawlad u xil-qabta oo aanay jirin hay’ado u xil-saaran, horumarkiisana lagala xisaabtamo, haddana afsoomaaligu wuxuu mudan yahay in sida loo dhaamo! Dhawr iyo toban sano ayuu silic iyo saxariirba ka dhergey oo aanu helin cid ka naxda iyo qolo u soo gurmata toona. Waa rajay, waana agoon, tolna ma laha. Xataa, dagaal-oogeyaasha soomaalida ee dalka kala googgoostay midna kama uu helin, welina jabhad u dooddaa uma dhalan!Halkan Guji Ladiid Iyo Lafo Tanade Caawa waxaan ka sheekaynayaa sheeko aad u fac wayn oo salka ku haysa taariikh aad u qoddo dheer. Waa taariikh dahsoon oo Somali badankeedu aysan ogayn. Waa silsilad soo taxnayd qarniyo badan. Waana taariikh wiil aabe ka dhaxalay, aabbena awoowe ka dhaxlay. Halkan Guji
Daraawiishtii Iyo Soomaalidii ka soo Horjeeday keebaa Gardarnaa?? Ingiriiska iyo Soomaalidii uu ku adeegan jirey ee uu
dagaalka Daraawiish u soo kaxaysatay waxay in badan ku eedeeyeen inuu
wadaadku dhiigyacab ahaa oo aan sokeeye iyo shisheeye u kala soocnayn.
Ilaa maantana waxaa la helayaa dad badan oo soomaali ah oo ay weli
maskaxdooda ku dambayso raadkii dacaayadda shisheeyaha iyo wadaaddadii
Soomaalida ahaa ee sida tooska ah Sayidka ula muransanaa.
Miisaanka Tallaabada Geela GORDHOW AY'AAN MAQLAY war iga yaabshay. Nin ustaad ka ahaan jiray Kulliyaddii Luqadaha ee la oran jiray Axmed Nuur, ayaa "Lagjar Faranji" ku dhiibay, in nin geeljire ahaa uu ka bartay hooriska ah: "Hooyalayay hooyaalayey hoyalayey hooye, alla hooya hooyaalayee hoyalayeey hooyee" Halkan Guji si aad Dhambaalka u wada Akhrisato
Cabdi Galayax iyo Gabayaddiisii Waxaynu qoraalladii hore ku soo sheegnay in uu Cabdi Galayax labo arrimood sida badan ka gabyi jirey, waxayna ahaayeen colaad iyo nabad. Haddaba waxaynu maansooyinkii badnaa oo uu gabyaagaasi maskaxdiisa iyo dareenkiisa ka lisay ka soo guranayney dhibco kooban si looga helo murti iyo dhaqan sare oo aan laga wada heli karin gabayada soomaalida.Halkan Guji
Maan ku hadhka Gabayadii Reer Buuhoodle Soomaalida dhamaantood hadaba dadka wax akhriya markay milicsadaan ciwaanka sare waxaan u malaynayaa in ay is waydiiyaan muxuu goonida ugu doortay Reer Buuhoodle ma dadkay ka gabay fiican yihiin ama ka murti badan yihiin hadaba waxaan jeclaan lahaa in aan waxooga ka yara taabto Ragii ku dhashay Buuhoodle oo aan is leeyahay waa Raga ugu horeeya dadka Soomaalidii gabyi jirtey ama hada Jirta ee gabayda waayo kuwee bay ahaayeen ragaasi. Halkan Guji
Abwaan Maaweel oo Taariikhdiisa Suugaan Ahaaneed ka Hadlaya Abwaanka magaciisa la yidhaahdo Maxamed Aadan oo ku magac dheer Maaweel, wuxuu sanadkii 1942 ku dhashay magaalada Ceerigaabo, wuxuune ku soo barbaaray magaalada Cadan ee dalka Yaman, wuxuu ka soo shaqeeyey shaqooyin kala duwan oo ay ugu badnayd maraakiib uu ugu kala gooshey meelaha ay ka midka yihiin Yurub, Asia iyo Carriga Maraykanka,Halkan Guji Dhalashadii Sayid Maxamed Cabdulle Xasan Wax lala yaabo ma aha haddii nin wadaad ahi dadku ka dhashay ka tago ama ka guuro. oo degmo kale dhex dego; ha yaqaano ama yuu aqoone, ha ka fogaadeen, ama ha u dhowaadeen, sidaa suna waa culimada allabkeeka, meel kastna ha joogeene maxaa yeelay ninka wadaadka ahi wuxuu yahay oo dadka meeshaa uu tegey deggan la walaal yahay, Seyid Maxamed Cabdulle Xasan TAARIIKH KOOBAN oo iyaguna diinka ka baranayaan, isna xoolo iyo xurmaba ka helaayo Halgan Guji Yamyam: Gabyaa Laqdamay Toddobaadkii ugu dambeeyey bishii Agoosto ee sannadkan (2005) ayaan kula kulmay Nayroobi; isaga oo markaas u ballansan inuu, saddex maalmood dabadood, u duulo Columbus, Ohio. Wuxuu ku guuleystey inuu ka mid noqdo Soomaalida boqollaalka ah ee bishii ama labadii biloodba mar halkan dayuuradaha lagaga guro; iyada oo aad mooddo in dadkana dhulka laga xaalufinayo, ka dib markii dhirtii laga xaalufiyey!Halkan Guji
|
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
|
Sign My Guestbook |
|
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||